Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyadda Dowladda Waqooyi-Bari, Mudane Ahmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa maanta safar shaqo ku gaarey degaanka dharkeyn geenyo Ee koonfurta gobolka Sool.
Waftiga waxaa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiirka Wasaaradda Batroolka. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka,
Waftida wasiirka waxaa halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey maamulka iyo waxgaradka degaanka
Home / News
News
Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta oo Hoggaaminaya Wafti Shaqo oo Gaarey Dharkeyn Geenyo