Dawladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Waaxda Information Technology waxay maamushaa nidaamyada ICT, amniga xogta, websites-ka iyo kaabayaasha tiknoolojiyadda wasaaradda.
Waaxda Maamulka & Maaliyadda waxay qabataa miisaaniyadda, shaqaalaha, qandaraasyada iyo maamulka maaliyadeed ee wasaaradda.
Waaxda Isgaadhsiinta waxay la socotaa shirkadaha isgaadhsiinta, shatiyada iyo kaabayaasha shabakadaha.
Waaxda Dhaqanka & Dalxiiska waxay ilaalisaa dhaxalka dhaqanka una hormarisaa dalxiiska Waqooyi Bari.
Waaxda Qorsheynta waxay diyaarisaa qorshayaasha istiraatiijiga ah, siyaasadaha iyo la socodka hirgelinta mashruucyada.
Waaxda Warfaafinta waxay maamushaa wararka rasmiga ah, saxaafadda, oggolaanshaha warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha.
Hel wararka, xeerarka iyo cusbooneysiinta wasaaradda toddobaad kasta.