DAWLADDA WAQOOYI BARI EE SOOMAALIYA — NORTH-EASTERN STATE OF SOMALIA
Astaanta wasaaradda

Dawladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Ministry of Information,
Communication & Technology

Official Government Website
Home / News
News

SANAAG: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Dhallinyarada Xingalool

SANAAG: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Dhallinyarada Xingalool

18 Aug 2026 · Ibrahim Osman Abdinur

SANAAG : Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Iyo Tiknooliyada Dowladda Woqooyi Bari Mudane Salmaan Abdirahman (Oogo) oo safar shaqo ku jooga Gobolka sanaag ayaa kulan la qaatay dhalinyadda Degmada Xingalool ee Gobolka sanaag Dowladda Woqooyi Bari . Agaasimaha ayaa dhalinyarada warbixin ka siiyey qorshayaasha shaqo ee ka socda Gobolka , isagoo sidoo kale ka hadlay fursadaha iyo doorka muhiimka ah ee dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada iyo dhismaha mustaqbalka Dowladda Woqooyi Bari.

Subscribe to Our Newsletter

Hel wararka, xeerarka iyo cusbooneysiinta wasaaradda toddobaad kasta.