DAWLADDA WAQOOYI BARI EE SOOMAALIYA — NORTH-EASTERN STATE OF SOMALIA
Astaanta wasaaradda

Dawladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Ministry of Information,
Communication & Technology

Official Government Website
Home / News
News

Strategic Communication Forum 2026

Strategic Communication Forum 2026

03 Sep 2026 · Ibrahim Osman Abdinur

Wasiirka Wasaraadda Warfaafinta ,Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Dawladda Waqooyi Bare mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa ka mid ah martida ka qeybgeleysa Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum 2026). Shirweynaha oo diiradda lagu saarayo doorka iyo mustaqbalka warbaahinta Soomaaliya xilligan casriga ah, ayaa isu keeni doona mas’uuliyiin, khubaro iyo bahda warbaahinta. Hal-ku-dhigga Shirweynaha: “Qaabeynta Mustaqbalka Warbaahinta Soomaaliya ee Xilligan Casriga ah”(𝑺𝒉𝒂𝒑𝒊𝒏𝒈 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂’𝒔 𝑴𝒆𝒅𝒊𝒂 𝑭𝒖𝒕𝒖𝒓𝒆 𝒊𝒏 𝒕𝒉𝒆 𝑫𝒊𝒈𝒊𝒕𝒂𝒍 𝑬𝒓𝒂)

Subscribe to Our Newsletter

Hel wararka, xeerarka iyo cusbooneysiinta wasaaradda toddobaad kasta.