DAWLADDA WAQOOYI BARI EE SOOMAALIYA — NORTH-EASTERN STATE OF SOMALIA
Astaanta wasaaradda

Dawladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Ministry of Information,
Communication & Technology

Official Government Website
Home / News
News

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Ka Qayb-galay Shirka Nexus ee Arrimaha Horumarinta iyo Bani’aadannimada

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Ka Qayb-galay Shirka Nexus ee Arrimaha Horumarinta iyo Bani’aadannimada

22 Jul 2026 · Ibrahim Osman Abdinur

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowladda Woqooyi Bari, Mudane Salmaan Cabdiraxmaan Jaamac (Oogo), ayaa maanta ka qayb-galay Shirka Isku-dubaridka Arrimaha Horumarinta iyo Bani’aadannimada ee (Nexus), kaas oo diiradda lagu saaray mudnaanta horumarineed ee Dowladda Woqooyi Bari ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (National Transformation Plan – NTP). See less

Subscribe to Our Newsletter

Hel wararka, xeerarka iyo cusbooneysiinta wasaaradda toddobaad kasta.