Tababar: Isgaarsiinta Waxtarka Leh ee Goobta Shaqada
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowladda Woqooyi Bari ayaa hawlwadeennada Wasaaradda u qabatay tababar ku saabsan Isgaarsiinta Waxtarka Leh ee Goobta Shaqada (How to Communicate Effectively at Work).
Tababarka waxaa bixiyey Eng. Ibraahim Cismaan Cabdi-Nuur, Agaasimaha Waaxda IT-ga, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta wada-xiriirka shaqada, wada-shaqeynta kooxaha iyo adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah si loo kordhiyo hufnaanta iyo waxqabadka shaqaalaha.
Home / News
News
Training: How to Communicate Effectively at Work