Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowladda Woqooyi Bari, Mudane Salmaan Cabdiraxmaan Jaamac (Oogo) oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxdda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Wasaarada Mudane Samiir Kulan, ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Habeen Suugaaneedka Haweenka ee Gobolka Sool, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Haweenka ee Dowladda Woqooyi Bari.
Munaasabaddan oo lagu qabtay Caasimadda Laascaanood ayaa ahayd madal lagu dhiirrigelinayey hal-abuurka haweenka, laguna soo bandhigay suugaan kala duwan oo ka tarjumaysay dhaqanka, hiddaha iyo doorka haweenku ku leeyihiin horumarinta bulshada.
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowladda Woqooyi Bari waxay xoojinaysaa dadaallada lagu horumarinayo suugaanta, dhaqanka iyo hal-abuurka bulshada, si loo ilaaliy hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed
Home / News
News
Munaasabadda Habeen Suugaaneedka Haweenka ee Gobolka Sool